James Swam oo Warbixin ku saabsan Doorashada Soomaaliya u gudbiyay Golaha Amaanka

Wakiilka Gaarka ah ee Xog-haya Guud ee QM u qaabbilsan Soomaaliya James Swan ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya isaga oo ay wehliyaan madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira iyo Caasha Siyaad oo ka mida aasaasayaasha Hindisaha Hogaamineed ee Haweenka Soomaaliyeed.   James Swan ayaa soo dhaweeyey horumarka ilaa hadda la gaaray Doorashada Aqalka Sare … Continue reading James Swam oo Warbixin ku saabsan Doorashada Soomaaliya u gudbiyay Golaha Amaanka